Goolhayaha Kenya Oo Ku Kacay Arrin Layaab Leh Kadib Heshiis Uula Galay Shirkad Qammaarka Kahor Kulan Katirsan Isreeb-reebka Koobka Adduunka
Goolhayaha xulka qaranka Kenya iyo kooxda Kakamega Homeboyz, Patrick Matasi, ayaa si ku-meel-gaar ah looga ganaaxay ka qeybgalka dhammaan tartamada...
Daafac Xooggan Oo Kusoo Wajahan Anfield? Milos Kerkez Oo Si Cad Ugu Jawaabay Taageerayaasha Liverpool!”
"Ma aha in aanan arkin!" - Milos Kerkez oo qirtay inuu ogyahay in taageerayaasha Liverpool ay ka codsanayaan inuu noqdo...
Soo Laabasho Mucjiso Ah! Chelsea Oo Helaysa Xiddigihii Ugu Muhiimsanaa Xilli Ay Tottenham Wajahayaan!
Kooxda Chelsea ayaa helaysa war farxad leh ka hor kulanka adag ee ay todobaadka dambe la ciyaari doonto Tottenham, iyadoo...
Xanta Saxiixa Frimpong Oo Cirka Isku Shareertay – Maxaa Ka Jira Inuu Ku Biirayo Liverpool?
Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa la sheegay inay bartilmaameed sare ka dhigatay daafaca midig ee Bayer Leverkusen, Jeremie Frimpong,...
Kiiskii Kufsiga Ee Dani Alves Oo War Weyn Laga Soo Saaray
Maxkamadda Sare ee Cadaaladda ee Catalonia (TSJC) ayaa maanta, Maarso 28, 2025, laashay xukunkii hore ee lagu riday ciyaaryahankii hore...
Taageerayaasha Real Madrid Oo Codsaday Arrin Layaab Leh Oo Ku Aaddan Soo Laabashada Ronaldo Ee Real Madrid
Taageerayaasha Real Madrid ayaa si weyn u muujinaya rabitaankooda ah in Cristiano Ronaldo uu dib ugu soo laabto kooxda si...
Liverpool Oo Go’aan Deg-deg Ah Kasoo Saartay Mustaqbalka Mohamed Salah
Warbixin ka timid Masar ayaa la sii daayay, waxaana lagu sheegay war cusub oo ku saabsan wada xaajoodyada qandaraaska ee...
Arsenal Oo Heshay Da’yar Mucjiso Ah Oo Ka Xirfad Badan Lamine Yamal
Ma ahayn xilli-ciyaareedkii ay taageerayaasha Arsenal rajaynayeen sanadkan. Kooxda Mikel Arteta waxay ku guuldarreysatay inay ka faa’iidaysato khaladaadka Manchester City,...
Liverpool Oo Seegtay Fursad £100m Ah Oo Ay Hela Doonaan Kooxo Ka Dhisan Premier League
Ma ahayn waxa ugu horreeya ee maskaxda ugu jiray taageerayaasha Liverpool markii beddelka Paris Saint-Germain, Desire Doue, uu rigooradii go’aaminta...
Kyle Walker Oo Go’aan Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Ac Milan
Xiddiga Manchester City, Kyle Walker, ayaa la soo sheegayaa inuu go'aan ka gaaray mustaqbalkiisa AC Milan kadib marka uu dhamaado...
Alexander Arnold Oo Loo Diray Digniin Culus Ka Hor Inta Uusan Ku Biirin Real Madrid
Halyeyga Liverpool, Jamie Carragher, ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay go’aanka Trent Alexander-Arnold uu ku go’aansaday inuu ka tago...
5 Xiddig Ee Ugu Mushaarka Badan Premier League Oo La Ogaaday
Sida laga soo xigtay warbixin ay daabacday L'Equipe, weeraryahanka Manchester City, Erling Haaland, ayaa ah ciyaaryahanka ugu mushaarka badan Premier...
Madaxweynaha La liga Oo Diiday In Dani Olmo La Diiwaan Geliyo Sababtaan Aawgeed
Madaxweynaha La Liga, Javier Tebas, ayaa mar kale ku celiyay diidmada uu ka qabo diiwaangelinta Dani Olmo ee kooxda FC...
Lamine Yamal Oo Rikoodh Taariikhi Ah Dhigay Kulankii Osasuna
Da'yarka 17-jirka ah ee kooxda Barcelona, Lamine Yamal, ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee gaaray 100 jeer oo goysmo ah(dribbles)...
Hansi Flick Oo Magacaabay Khadka Dhexe Dunida Ugu Fiican
Tababaraha kooxda FC Barcelona, Hansi Flick, ayaa mar kale ammaanay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Pedri González, isagoo tilmaamay inuu yahay...
Barcelona Oo Hogaanka La Liga Awood Ku Sii Dheereysaty Xilli Ay Ka Farxasheen Osasuna
Barcelona ayaa si rasmi ah u la wareegtay hogaanka horyaalka La Liga ka dib markii ay 3-0 ku dubteen kooxda...
Kooxaha Premier League Oo Heshiis Ku Gaadhay In Isbedel Lagu Sameeyo Suuqa Kala Iibsiga Ee Xagaaga
Kooxaha ka ciyaara Premier League ayaa ogolaaday in suuqa kala iibsiga ee xagaaga la furo waqti hore si kooxaha ka...
Real Madrid Oo Shaacisay Kulanka Ugu Horreeya Alexander Arnold U Safan Doono
Wararka ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in Real Madrid ay doonayso in Trent Alexander-Arnold uu ka soo muuqdo Koobka Adduunka...